Home Wararka Somaliya Deg Deg Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley oo Qarax ku dhintay

Deg Deg Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley oo Qarax ku dhintay

0

Guddoomiyaha Degaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawac culus ka soo gaaray qarax miino oo lagula eegtay waaxda Foorilow oo u dhaxeyso degmada Kaxda iyo Garasbaaley ee Muqdisho.

Waa Qaraxii 3.aad oo Masuuliyiinta Garasbaaley Lagu Qarxiyo, waxaana Horay Qarax Loogu dilay Gudooniyihii Amniga , Gudoomiyihii Dhalinyarada iyo Gudoomiyihii Garasbaaley.

Isbitaalka Madiina ayaa la keenay dhaawaca Gudoomiyaha ka dibna isbitaalka ayuu ku guuriyooday, waxaana Hada isbitaalka Gaaray Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya.

Ad
Previous articleDiplumaci Mareykan ah oo diiday inuu ka Guuro Kabul
Next articleDagaalo culus ayaa ka dhacay Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here