Home Wararka Maanta Deg Deg Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley oo Qarax ku dhintay

Deg Deg Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley oo Qarax ku dhintay

0

Guddoomiyaha Degaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawac culus ka soo gaaray qarax miino oo lagula eegtay waaxda Foorilow oo u dhaxeyso degmada Kaxda iyo Garasbaaley ee Muqdisho.

Waa Qaraxii 3.aad oo Masuuliyiinta Garasbaaley Lagu Qarxiyo, waxaana Horay Qarax Loogu dilay Gudooniyihii Amniga , Gudoomiyihii Dhalinyarada iyo Gudoomiyihii Garasbaaley.

Isbitaalka Madiina ayaa la keenay dhaawaca Gudoomiyaha ka dibna isbitaalka ayuu ku guuriyooday, waxaana Hada isbitaalka Gaaray Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya.

Ad