Home Wararka Somaliya Deg deg Gudoomiye Goordhawayd Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Deg deg Gudoomiye Goordhawayd Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0

Allaha u naxariistee Axmed Xasan Ganey oo ahaa guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa caawa lagu dilay xaafadda Xoosh.

Dilka Guddoomiyaha ayaa loo adeegsaday qarax miino oo lagu diyaariyey wadada.

Sidoo kale laba askari iyo qof shacab ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen qaraxaas.

Ciidamada ammaanka oo goobtaas gaaray ayaa wada howlgallo baaritaan ah oo lagu baadi goobayo kooxihii ka dambeeyey qaraxaas.

Ad
Previous articleMaxaa Ka Jira Wararka Sheegaaya in madaxweynihii Hore ee Galmudug Xaaf Hargaysa Lagu Xiray?
Next articleWafdi Kasocday Dowlada Faransiisaka oo Muqdisho Soo Gaaray(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here