Home Wararka Maanta Deg Deg Banaanbixii Mucaaradka oo la joojiyay (Sawiro)

Deg Deg Banaanbixii Mucaaradka oo la joojiyay (Sawiro)

0

Waxaa Goor dhaw la isla gartay in gebi ahaanba la joojiyo Banaanbixii loo madlanaa in uu ka dhaco Muqdisho

Odayaasha Dhaqanka iyo guddiga Abaabulka Banaanbaxyada ayaa ku heshiiyay in Guud ahaanba laga tanaasulo Banaanbax ka dhaca Muqdisho.

Banaanbaxaan Ayaa todobaadkii Hore la joojiyay ka dib Markii Laga baqay inuu dhaliyo dhibaato Hor Leh

Ad
Previous articleDowlada Qatar oo Si Kulul U Cambaraysay Qaraxii la Beegsaday Macalimuu
Next articleMadaxweyne Ibrahim Boubacar oo Geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here