Home Wararka Maanta Dowlada Qatar oo Si Kulul U Cambaraysay Qaraxii la Beegsaday Macalimuu

Dowlada Qatar oo Si Kulul U Cambaraysay Qaraxii la Beegsaday Macalimuu

0

Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxisada maanta la beegsadeen Afhayeenka Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu, kaas oo dhaawac ka soo gaaray.

War-saxaafadeed ay maanta soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar ayaa lagu sheegay in Qatar ay si aad ah uga soo horjeeddo ficilada guracan ee argagixisada ku beegsadaan siyaasiyiinta iyo dadka kale ee rayidka ah.

Sidoo kale, war saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in dowladda Qatar caafimaad deg deg ah u rajaynayso afhayeenka xukuumadda ee dhaawaca soo gaaray.

Ad
Previous articleSawiro: Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkacyo oo Kalfadhigooda 3aad yeeshay kana Wada Hadlay Mashaariicda Kasocota Gaalkacyo
Next articleDeg Deg Banaanbixii Mucaaradka oo la joojiyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here