Home Wararka Maanta Deg Deg: Afar Daqiiqo oo Caan ka ahaa Degmada Guriceel oo Goordhow...

Deg Deg: Afar Daqiiqo oo Caan ka ahaa Degmada Guriceel oo Goordhow La Dilay

0

qof shacab ah oo magaciisa lagu soo koobay Afar daqiiqo ayaa ku dhintay rasaas Ciidamada amaanka oo howlgalo kawada Guriceel ay fureeen.

Alle ha u naxariisto marxuumka waxa uu kamid ahaa raga baraha Bulshada wax ku qora ee deegaanka laga yaqaan.

Afar daqiiqoayaa Caan ka Ahaa Degmada Guriceel Afar Daqiiqo  waxaa uu aad u dhaliili jiray maamulka Ahmed Qorqoor

 

Ad