Home Wararka Caalamka Dagaalkii Boosaaso oo Qaboobay iyo PSF oo markale Guulo Sheegatay

Dagaalkii Boosaaso oo Qaboobay iyo PSF oo markale Guulo Sheegatay

0

Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo dagaalka Boosaaso ayaa sheegaya in hadda xabadii ay yaraatay, Goobjoogayaal iyo Ilo wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijinaya in ciidanka dawladda ee kasoo galay dagaalka dhanka Jidka 30-ka & NETCO dib looga riixay.

Saraakiisha dawladda qaarkood ayaa noo xaqiijiyey dib ubixid kooban, waxay ugu yeereen~~waxayna sheegen in awood aysan ka hortaagneyn xarunta PSF, xili 4 dagaal oo dhacayba aysan jirin cid yool kagaartay “Dawlad gaartay agagaarka xarunta”.

Barta gaarka ah ee ciidanka PSF ay ku leeyihiin Facebook-ayaa lagu qoray “GUUL PSF” lamana bixin wax faahfaahin ah, balse dhankooda ayay sheegayaan in ay tageen aagag cusub balse ay dib ugu laabten saldhigyadooda oo aysan weerar aheyn.

Sheegashada Labada dhinac, kasokow majiraan cid kamid ah Isimaddii iyo culumadii xalay nabadda iclaamiyey oo ilaa hadda kajawaab celiyey waxa dhacay.

Ad
Previous articleWasiirkq Gaashaandhiga Soomaliya oo Cadeeyey Warqada kasoo Baxday Xafiskiisa iyo Golaha Wasirada Shir deg deg ah yelanaaya Mantay
Next articleHowlgalka Africom oo Sheegay inay PSf yihiin Ciidamada Puntland ugu Tayada Badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here