Home Wararka Somaliya Wasiirkq Gaashaandhiga Soomaliya oo Cadeeyey Warqada kasoo Baxday Xafiskiisa iyo Golaha Wasirada...

Wasiirkq Gaashaandhiga Soomaliya oo Cadeeyey Warqada kasoo Baxday Xafiskiisa iyo Golaha Wasirada Shir deg deg ah yelanaaya Mantay

0

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa caddeeyay in warqadii shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ay ujeedadeedu aheyd in baaris rasmi ah lagu sameeyo hadalkii gafka ahaa ee ka soo yeeray Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo ahaa Taliyaha Ciidanka Badda oo si ka baxsan nidaamka iyo anshaxa ugu gafay Ra’iisul Wasaaraha.

 

Sidoo kale maantay 2:00 Duhurnimo ayuu Raysulwasaruhu Golaha Wasiirada Soomaliya Shir Degdeg ah isugu yeeray Fariintaan ayaana Loo diray Wasiirada Xukumada Soomaaliya.

“Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargeliyay inay si buuxda uga soo qayb galaan shirka Golaha ee berrito oo Khamiis ah saacadda 02:00 PM, waxaa la filayaa in shirka looga hadlo arrimo xasaasi ah.”

 

Ad
Previous articleDeg Deg Dagaal Xoogan oo maalìntii Sadaxaad ka Qarxay Magaalada Bosaaso
Next articleDagaalkii Boosaaso oo Qaboobay iyo PSF oo markale Guulo Sheegatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here