Home Wararka Caalamka Howlgalka Africom oo Sheegay inay PSf yihiin Ciidamada Puntland ugu Tayada Badan

Howlgalka Africom oo Sheegay inay PSf yihiin Ciidamada Puntland ugu Tayada Badan

0

Howlgalka ciidamada Mareykanka ee Afrika ee Africom, oo ahaa asaasayashii ciidanka lagu dagaalamayo ee PSF, ayaa kahadlay dagaalka socda iyo Tayada ciidankan.

“PSF waa ciidanka ugu awoodda badan ee Puntland u jooga la dagaalanka argagixisada….waxaan ka walaacsanahay in iska horimaadyadani ay hoos u dhigaan awoodda PSF-ta iyo in kooxahan argagaxisada ah ay fursad u helaan in ay ka faa’ideystaan

Ad
Previous articleDagaalkii Boosaaso oo Qaboobay iyo PSF oo markale Guulo Sheegatay
Next articleDowlada puntland oo markale Warsaxafadeed Kasoo Saartay Dagaalka Maalinti Sadexaad Kasocota Boosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here