Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Qaraar Kadib Alshabaab oo Xoog looga saaray Beerayabaal iyo Cali Jayte...

Dagaal Qaraar Kadib Alshabaab oo Xoog looga saaray Beerayabaal iyo Cali Jayte oo soo rogaal Celiyay

0

Dagaal qaraar ayaa Maantay Ka dhacay Deegaanka Beerayabaal oo hoostaga Degmada Buula Burte Dagaalka ayaa Yimid kadib Markii Ciidamada Macawislayda oo garabsanaaya ay dagaal Culus Kuqaadeen Deegaanka Beerayabaal oo Alshabaab Maamulaayeen Maamlmihii Danbe.

Dagaalka ayaa Waxaa Hogaaminaayay Gudoomiyaha Macawislayda Soomaaliya Cali Jayte oo Wata Ciidamo Badan alshabaab ayaana Durbaba Kala Hortagay Dagaal qaraar Dagaal Saacado badan Qaatay Kadib Waxaa alshabaab xoog looga saaray Deegaanka Beerayabaal Kaas oo Haatan gacanta Ku Hayaan Ciidamada Macawislayda iyo kuwa Xooga Soomaaliya.

Dhawaan ayaa Markale Abaal ka dhan ah Alshabab looga Dhawaaqay Gobalka Hiraan Sanbaloolshe ayaana Geeda Fadhi u ahaa Abaabulkaan oo La doonaaya in Markaan Alshabaab looga saaro Hiraan.

Alshabaabkaan ayaa Doonaayay inay ugudbaan Galmudug Si ay u caawiyaan Alshabaab Galmudug Ku go,ddosan oo aan Haysan Meel ay ubaxaan lagana Go,doomiyay Shidaal iyo rasaas.

Dagaalka Maantay ayaa Lasheegay inuu Khsaaro baaxad leh uu kala gaaray Alshabaab iyo Macawislayda Hiiraan ee garabsanaya Ciidamada Mileteriga Soomaaliya waloow aan la shaacin khasaaraha Rasmiga ah inta uu gaarsanyahay.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Markale Maantay aaday Safar Dibadeed Xili uu Hada uun Soo laabtay
Next articleAfar nin oo aflagaadeynayo diinta oo lagu Xukumay Dil Togasha ah