Home Wararka Maanta Dagaal Lagu Qaaday Alshabaab oo Saakay Ka Dhacay Galgaduud

Dagaal Lagu Qaaday Alshabaab oo Saakay Ka Dhacay Galgaduud

0

Dagaal ayaa saaka ka Dhacay inta u dhaxaysa waniile iyo geerille oo Galgaduud ka tirsan waxaana halkaasi lagu weeraray xubna ka tirsan kooxda Alshabaab.

Ciidamada XDS iyo kuwa deegaanka ayaana weerar gaadma ah ku qaaday meel ay ku sugnaayeen kooxda Alshabaab.

Ciidamada Milateriga Soomaaliya gaar ahaan ururka 86aad ee guutada 77 ayaa deegaanadaas Howgal Culus ka Waday kawada agaaas.

Dagaal Qaraar kadib oo mudo kooban Socday ayaa Alshabaab looga Furtay Qoryo AK4 Saban kooxda Macaislayda ayaana La Wareegay Goobtii Dagalku Ka Dhacay

Ad
Previous articleBurcad-badeeda Soomaaliya oo gacanta ku dhigay markab weyn oo laga leeyahay dalka.
Next articleBooliska Soomaliya oo Gacanta Kuso Dhigay Cadaawe Jiib oo Maalmo ka jor Hanjabaad layaab leh soo Diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here