Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanada bariga gobolka Galgaduud ayaa goordhaw dagaal ku galey Deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud oo fariisin weyn u ahaa Argagaxisada AS.
Dagaal culus ayaa wali ka socda qaybo magaalada ka mid ah, waxaana la maqlayaaa rasaas culus .
Ciidamada Huwanta ayaana Saakay ku Dhawaaday Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka Galgaduud alshaab ayaana Dib Isugu Soo abaabulay Galabtay weerar Rogaal Celis ahna Kusoo Qaaday.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad