Home Wararka Caalamka Dadka Aqoonta leh oo Sharciga Deganaashaha Rasmiga la siinayo, Dowlada Sweden oo...

Dadka Aqoonta leh oo Sharciga Deganaashaha Rasmiga la siinayo, Dowlada Sweden oo Xooga Saareysa

0

Dowlada Cusub ee Sweden ayaa tan markii lasoo dhisay balan-qaaday isbadalo Cusub oo lagu soo kordhinayo Dhanka Socdaalka iyo Arimaha soo galotiga.

Dhawaan ayay dowlada sheegtay in Sharciga Rasmiga ee Deganaanshaha loo badali karo mid ku meel gaar ah iyadoo qorshahaasi durba la bilaabay sahmintiisa.

Xukuumada ayaa sheegtay in Dadka aqoonta leh ee Sweden ku nool uusan saameyn ku yeelandoonin Qorshaha Cusub ee Dowlada Qorsheeneyso.

Wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard ayaa sheegtay in Dowlada ay Xooga saareysa Dadka Aqoonta leh ee Soogalootiga.

Qorshaha Dowlada ee dadka Aqoonta leh ayaa ah in loo Fududeeyo inay ku noolaan karaan Sweden mudo dheer.

Somaliska Stockholm

Ad
Previous articleWaatan Sababta uu Madaxweyne Xasan Shiikh u tagay Dalka Jabuuti Xili lasheegaayo inuu Arooska Saadaq jon ka qaybgalaayo
Next articleDowladda Soomaaliya oo codsi Muhiim ah u jeedisay Jaamacadda Carabta (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here