Home Wararka Caalamka Dacwad lagu soo oogay Macalin Sweden u dhashay oo 15 Arday u...

Dacwad lagu soo oogay Macalin Sweden u dhashay oo 15 Arday u soo bandhigay Galmo

0

Macalin wax ka dhiga magaalada Borås ee dalka Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay 15 arday uu soo bandhigay kufsi iyo xadgudubyo kale oo dhanka galmada ah. Waxaa sidoo kale lagu soo oogay dacwad ah muuqaalo xadgudubyo ah.

Ad
Previous articleInkabadan 10 Askari Oo NISA Iyo Haramcad Ah Oo Lagu Dilay Dagaal Qaraar oo Saakay Alshababa soo Qaadeen(Sawiro)
Next articleDowlada Turkey oo safiir cusub usoo magacowday Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here