Home Wararka Somaliya Ciidanka Ahlu-suna oo laga saari layahay Xaruunta Jaamacada ee Magaalada Guriceel

Ciidanka Ahlu-suna oo laga saari layahay Xaruunta Jaamacada ee Magaalada Guriceel

0

Wararka ugu danbeeyay dagaalka Guriceel ayaa tilmaamaya in Dagaalka uu kasoo dhamaaday qeybo kamid ah magaalada lakin uu ku soo haray aaga Jaamacadaha.

Halkan ayaa ah goob ay ku suganyihiin xubnaha ugu sareeya maamulka Ahlu-suna sida Shiikh shaakir kuwaasi oo Ciidanka Ahlu-suna ka sameesteen Fadhiisimo adag.

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Galmudug ayaa maanta soo bandhigay Gawaari shan ah oo laga qabtay Ahlu-suna kuwaasi oo goobta dagaalka laga soo jeediyay.

Dowlada Somaliya ayaa dagaalka ka hadlim madama Ahlu-suna Dagaalka ay ku jireen uu yahay mid aanan Qiil loo heynin.

Ad
Previous articleDagaalka Guriceel oo Qaboobay iyo Ahlu-suna oo Hal qeyb Magalada uga hartay
Next articleRooble oo ka hadlay Doorashada Puntland Xili Dagaalo ka socdaan Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here