Home Wararka Somaliya Ciidamo Cusub oo La wareegay Amniga Madaxtooyada

Ciidamo Cusub oo La wareegay Amniga Madaxtooyada

0

Ciidamo isugu jira Haramacad, Nabad Sugid iyo kuwa hada Gedo laga keenay oo Duufaan loo yaqaano ayaa saakay lagu soo daadiyay Madaxtooyada iyo agagaarkeeda.

Goobaha Ciidamadaas la soo dhoobay waxaa ka mid ah irdaha laga galo Madaxtooyada sida Sayidka, Ceelgaab iyo Tiyaatarka.

Waxayna ku hubaysanyihiin 40-tameeyo gaadiidka gaashaaman , Waxaa kale oo ciidamaas la geeyay albaabka laga galo Villa Hargeysa oo ay ku taalo xarunta Golaha Shacabka, Waxaana sidoo kale hoolka shirar ku sugan ciidamada dharcadka ah ee Ilaalada Shacabka.

Xaalka Muqdisho ayaa maraya Alloow sahal waxaana La ogeen halka ay ku dambeyn doonta siyaasada Soomaaliya

Ad
Previous articleCiidamada Dowladda Soomaaliya oo xiray dhamaan Wadooyinka soo gala Madaxtooyada Soomaaliya, xili uu jiro kulankii Barlamaanka (SAWIRO)
Next articleXildhibaan Mahad salaad iyo Xildhibaano kale oo Maanta Laga galiyay Isgooska Dabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here