Home Wararka Maanta Ciidamo Cusub oo ku Biiraaya Booliska Soomaaliya oo Muqdisho laga Soo Dajiyay(Sawiro)

Ciidamo Cusub oo ku Biiraaya Booliska Soomaaliya oo Muqdisho laga Soo Dajiyay(Sawiro)

0

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ciidamo booliis ah oo tababar ku soo qaatay Jabuuti oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Taliyaha ayaa uga mahadceliyay dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti tababarka ciidankan oo ah Dufcaddii 17-aad ee Daraawiishta ee tababarka ku soo qaatay dugsiga tababarka Booliiska ee dalka Jabuuti.

Ad
Previous articleMadaxweyne Guudlaawe oo booqday Deegaano Al Shabaab laga saaray oo Dad Badan looga Dilay (Sawirro)
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Masuul Sare oo ku naf waayey qarax ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here