Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamadii Xorayn lahaa Degmada Ceelbuur oo maantay Dhaqaaqay(Sawiro)

Ciidamadii Xorayn lahaa Degmada Ceelbuur oo maantay Dhaqaaqay(Sawiro)

0

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal iyo kuwa dowlad goboleed iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaaladda Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Socdaalka madaxweyne ku xigeenka ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo dhiiri-galin lahaa kacdoonka shacabka ee dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta gaar ahaan kuwa sugan deeganada gobolka Hiiraan.

Waxaa sido kale Degmada Maxaas Gaaray Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar iyo saraakiil ciidan oo hogaaminayo kuwaasi oo kusii jeeda deegaanada Galgaduud, waxaa degmada kusoo dhaweeyay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalolshe iyo sido kale maamulka Degmada Maxaas.

Ad
Previous article40 qof oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilayo Mareykanka + Sababta
Next articleDEG DEG: Ciidamada Beesha ABGAAL oo La Wareegay Degaanka Masjidka Cali Gaduud(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here