Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamadii ku wajahnaa Ceelbuur oo Minooyin badan Qarxiyay(Sawiro)

Ciidamadii ku wajahnaa Ceelbuur oo Minooyin badan Qarxiyay(Sawiro)

0

ciidamada mina baarka ee qeyb ta ka ah Ciidamadda Dowladda Soomaaliya kuwaa oo howlgal kawada Deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Guriceel iyo Ceel buur ee Gobolka Galgaduud.

ayaa ku guuleystay qarxinta iyo soo saarka minooyin dhowra oo Alshabab ay galsheen inta udhaxeysa degaanka jaw Iyo degmada Guriceel.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka oo ka jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowlad-goboleedka Puntland
Next articleMadaxweynaha Dowladda Galmudug oo daah furay Shirwaynaha Guud ee Dib -U-Heshiisiinta Reer Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here