Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamadii Alshabaab Kasaaray Deegaanka Qaayib oo minooyin Soo Saaray

Ciidamadii Alshabaab Kasaaray Deegaanka Qaayib oo minooyin Soo Saaray

0

Ciidamada Ammaanka ee ku sugan degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka fashiliyay qarax miino oo ay kooxda Al-shabaab ku aaseen deegaanka

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka ayaa shalay dagaal la’aan kula wareegay degaanka Qaayib.

Ciidamadaan oo wali wada soo Saarista Miinooyin ay alshabaab ku aaseen Degaanada Qaayib iyo Hareerihiisa ayaa Wali ciidamadu ka wadaan miina Baaris xoogan.

Ad
Previous articleP.M Xamze Oo Ka Hadlay Sida Uu Noqonayo Xiriirka Soomaaliya Iyo Qatar Kadib Isbedelkii 15ka May.
Next articleBaaq isku mid ah oo loo diray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne William Ruto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here