Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Macawislayda Galmudug oo Raashin La Gaarsiiiyay(Sawiro)

Ciidamada Macawislayda Galmudug oo Raashin La Gaarsiiiyay(Sawiro)

0

Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa deeq Raashina gaarsiiyay Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Magaalada Qeydaro ee Gobolka Galgaduud

Si loo dhiiragaliyo Ciidamada Deegaanka ee Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Al shabaab ee gabalkoodu dhacay ayay Dhalinyarada Gobolka Mudug Deeq gaarsiiyeen Ciidamada waxayna tilmaameen inay garab taagan yihiin

Maamulka iyo dhaqanka Deegaanka Qeydaro ayaa qeexay inay ka go an tahay Dagaalka lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Al shabaab.

Ad
Previous articleMuhaajiriin Soomaali u badan oo ka baxay Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga
Next articleATMIS oo Wax ka Sheegatay Guulihii laga Gaaray Hiiraan iyo Galgaduud Alshaabna Looga Adkaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here