Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada huwanta oo Xoog kula Wareegay Deegaanka Buurwayn

Ciidamada huwanta oo Xoog kula Wareegay Deegaanka Buurwayn

0

Ciidamada Sida Gaar ah u tababaran ee Gorgor ayaa Goordhaw La Wareegay Degmada Buurweyn ee Gobolka Hiiraan,

Laba L/X Cumar Dheere oo Kamid ah Saraakiisha Gorgor Militirga Soomaaliya ee hogaaminyeso Howlgadan Ayaa Sheegay inay Ciidamada Xoogga Dalka Cagta-Mariyeen fariismahii Buurweyn aay ku lahaayeen Xoogaga Al-shabaab,

Ciidamada Dowladda ayaa Saakay Qabsadeen Degaano badan isku Xiro Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Sida fiidow Xararlugoole Iyo degaano kale.

 

Ad
Previous articleCiidmada Macawislayda Gobalka hiiraan oo Xalay Degaano Cusub Alshabaab kasaaray
Next articleMadaxweynaha Kenya oo shaaciyey tallaabo uu qaadayo oo la xiriirta Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here