Home Wararka Maanta Ciidamada Galmudug oo Howlgalo ka wada Gobalka Mudug Calanka ka taagam Bacaadweyn...

Ciidamada Galmudug oo Howlgalo ka wada Gobalka Mudug Calanka ka taagam Bacaadweyn (Sawiro)

0

Gobalka Mudug waxaa ka socda Howlgallo xoogan oo ay wadaan Ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo Kuwa Galmudug, waana Howlagalo Lagu Baacsanayo Alshabaab.

Ciidamada Hugunta ah ee Galmudug iyo Kuwa DFS sare  ayaa sare u qaaday Howlgalada ka dhanka ah Alshabaab.

Degmada Bacaadweyn ee Gobalka Mudug waxaa In Mudda ah ka dhacayay dagaalo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Galmudug oo kaa shanaya Kuwa DFS, Waxaana u dambeeyay Qaraxii shalay Alshabaab ee Laga Hortegay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor iyo Taliyaha Ciidamada Lugta ee DFS Jen, Biixi ayaa qeyb ka ah Howlgalkaan.

Ad
Previous articleGermalka Tirada Dadka ku dhintay Daadadka oo sii kordheysa
Next article(Sawirka) Ciidanka Galmudug oo la wareegay Deegaanka Bacaadweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here