Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug iyo kuwa Deegaanka oo Xalay Saqdhexe Weerar ku Qaaday Saldhiga...

Ciidamada Galmudug iyo kuwa Deegaanka oo Xalay Saqdhexe Weerar ku Qaaday Saldhiga Qaayib ee Alshabaab

0

Waxaa lugu soo waramayaa in saaka salaadii subax la weeraray saldhig ay Shabaabku ku lahaayeen deegaanka Qaayib oo dhaca bariga Gobolka Galgaduud.

Waxaa weerarka ku qaaday ciidamo ka soo jeeda Beelaha daga Cadaado.

Shabaabka ayaa saladda subax jiifka ku mirijiray fariisimaha ciidamada Dawladda, hadda waxaa lugu soo waramayaa in ayakii la mirayo.

Isgaarsiinta deegaanada uu dagaalku ka socdo lama heli karo, waxaana la qiyaasayaa in ay damiyeen Ciidankii weerarka qaaday.

J In isgaarsiinta laga jaro meelaha la weerarayo waa tab kale oo ay Shabaabku adeegsan jireen.

Ad
Previous articleTurkiga oo badalay go’ankiisa Qaxootiga kaga gudba Giriiga
Next articleVilla Somaliya Oo Shaacisay Ujeedka Madaxweynaha U Tagay Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here