Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Ciidamada Dowlada oo Furay Wadooyin Toban Sano Ka Badan Alshabaab Go’doomiyeen

Ciidamada Dowlada oo Furay Wadooyin Toban Sano Ka Badan Alshabaab Go’doomiyeen

0

Ciidanka Xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere oo gobolada Baay iyo Bakool ka kala tirsan.

Ururka 45-aad, guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan xubno katirsan Argagixisada oo muddo toban sana ah wadooyinkaasi go’doomiyay.

Howlgalkaas ay guusha weyn ka gaareen Ciidanka ayaa waxaa hogaaminayay Abaanduulaha ururka 45-aad, guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga dalka Maxamed Nuur Gurey.

Ad
Previous articleUgu yaraan 22 qof oo ku dhimatay qarax weyn oo ka dhacay magaalada Havana
Next articleGolaha ammaanka Qaramada Midoobay oo si kulul uga Hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada ATMIS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here