Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Darawiishata Galmudug oo Alshabaab kala Wareegay Dhul Hor leh oo ku...

Ciidamada Darawiishata Galmudug oo Alshabaab kala Wareegay Dhul Hor leh oo ku Yaal Koonfurta Mudug(Sawiro)

0

Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kiwa Milatariga Somalia gaar ahaan qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xooga dalka ayaa maantay gudaha u galay fariisin weyn oo ay kooxda Alshabaabku laheyd meel u dhow Buurta Yacgoos ee Koofurta Gobolka Mudug

Abaadulka ururka Taliska qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xooga dalka Dhame Mohamed bashiir nuux( Goldogob)oo howgalkan Hogaaminayey ayaa sheegay iney la wareegeen guud ahaan saadkii ay kooxda uga carareen goobaha ay la wareegeen ciidanka xooga dalka.

Alshabaab ayaa wali ku jira Dhul Howd ah oo Balaaran kaas oo Ay adagtahay in laga Saaro Ciidamada Darawishta Galmudug iyo Kuwa Deegaanka ayaana Wada Howlgal La Doonaayo in Howdkaas Alshabaab looga Saaro.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo War kasoo Saaray Geerida Shiikh Cabdiqani Shiikh Yuusuf
Next articleCiidmada Dowlada oo Gacanta ku Dhigay Maxamed Cali Cismaan oo Howlgal u haayay Alshabaab(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here