Home Wararka Somaliya Jubbaland Ciidmada Dowlada oo Gacanta ku Dhigay Maxamed Cali Cismaan oo Howlgal u...

Ciidmada Dowlada oo Gacanta ku Dhigay Maxamed Cali Cismaan oo Howlgal u haayay Alshabaab(Sawiro)

0

Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgalaya gobolka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Degmada Luuq ku soo qabtey  Maxamed Cali Cismaan oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab.

Ciidamada ayaa qabtey isagoo wata mooto laba lugooleey, xili uu dadka beeraleyda ka qaadayey lacag.

Maxamed Cali Cismaan yaa kooxda uga biiray degaanka Ufuroow ee gobolka Baay Sida uu Sheegtay.

 

 

Ad
Previous articleCiidamada Darawiishata Galmudug oo Alshabaab kala Wareegay Dhul Hor leh oo ku Yaal Koonfurta Mudug(Sawiro)
Next articleMaxay ka wada Hadleen Xasan Shiikh iyo Mucaaradka Koonfurgalbeed oo Shir Xasaasi ah ku Yeeshay Dhuusamareeb(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here