Home Wararka Maanta Ciidamada Daraawiishata Galmudug oo Deegaano Hor leh kala Wareegay Alshabaab

Ciidamada Daraawiishata Galmudug oo Deegaano Hor leh kala Wareegay Alshabaab

0

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo maanta ka soo ruqaansaday Magaalo difaaceedka Koonfurta Gobolka mudug ee Wisil ayaa galabtay la wareegay deegaano dhaca Koonfurta Gobolkaasi.

Ciidamada ayaa gaaray Deegaanada Xawaal xasan cade,Cilaamad, Bohosha iyo deegaano kale oo hoos yimaada Bacadweyne.

Saraakiisha ayaa sheegay inay sii wadayaan qorshaha howgalka khawaarijta looga saarayo Galmudug.

Ciidmadaan ayaa Qorshaynaaya inay La wareegaan Degmada Bacaadwayn oo Alshabaab Farabadan ku suganyihiin.

Ad
Previous articleMaraykanka Oo War kasoo Saaray Duqaymo uu Ku Laayay Alshabaab ka Ku Sugan Galmudug
Next articleAfar dal oo Yurub ah oo aqbalay baasaboor Soomaaliga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here