Home Wararka Maanta Ciidamada Danab oo goordhow Dib ula wareegay Degaanka Janaay Cabdalla Saakay Alshabaab...

Ciidamada Danab oo goordhow Dib ula wareegay Degaanka Janaay Cabdalla Saakay Alshabaab Xoog Ku Qabsadeen

0

Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ayaa goordhaw gaaray deegaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo, halkaas oo ay saakay weerar culus oo qaraxyo ku bilowday ku qaadeen xubno katirsan Al Shabaab.

Al Shabaab ayaa gudaha u gashay deegaanka Janaay Cabdalle waxa ayna halkaasi kula dagaalameen ciidanka dowladda iyo kuwa daraawiishta Jubbaland , waxaana halkaasi ka dhacay dagaal khasaaro badan geestay.

Ciidamada Danab oo gurmad ahaan u gaaray deegaanka Janaay Cabdalle ayaa wada howlgalo ka dhan ah kooxdii weerarka soo qaaday, waxa ayna ciidanka dagaal daba gal ah kula jiraan ragii hubeesnaa ee weerarka soo qaaday.

Saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in deegaanka ka saareen ragii weerarka soo qaaday, waxa ayna sheegeen in ay kudaba jiraan ayna gaarsiiyeen khasaaro aad u xooggan.

Ciidamada Danab oo ay caawinayaan diyaarado dagaal ayaana la sheegay in ay sii baacsanayaan dagaalyahanada Al Shabaab ee saakay weerarka culus kusoo qaaday deegaanka Janaay Cabdalle, halkaas oo sidan oo kale horey Al Shabaab u weerareen.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSuxufi ka hadlay Dhacdo Xasaasi ah oo ka dhacday dalka Iran xabsi la dhigay
Next articleGarsoore aan Muslim ahayn oo nin ku xukumay in uu si joogta ah salaadda u tukado