Home Wararka Maanta Cali Guudlaawe oo markii Ugu Horaysay Safar Dhulka aha uga Baxay Muqdisho...

Cali Guudlaawe oo markii Ugu Horaysay Safar Dhulka aha uga Baxay Muqdisho kuna Taagay Sh.Dhexe(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta socdaal dhulka uga soo ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hishabeelle.

Madaxweynaha oo safarkaan uu ku wehliyay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa socdaalkiisa kusoo maray degmooyinka Warsheekh, Raage Ceelle iyo deegaanaada Warciise iyo Qoordheere oo dhowaan laga xureeyay kooxaha khawaarijta ah ee alshabaab.

Ugu dambeyn Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo gaaray Magaalada Jowhar oo ay kusoo dhoweeyeen Xubnaha labada gole ee Dowladda, Maamulka Gobolka iyo Masuuliyiin kale.

Ad
Previous articleBooliska Norway oo labo Wiil oo Somali ah u Qabtay Dilka Wiil Somali ah
Next articleWaatan Sababta uu Madaxweyne Xasan Shiikh u tagay Dalka Jabuuti Xili lasheegaayo inuu Arooska Saadaq jon ka qaybgalaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here