Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo Dib ugu laabtay jowhar

Cali Guudlaawe oo Dib ugu laabtay jowhar

0

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dib ugu laabtay caasimadda maamulkiisa ee Jowhar, kaddib markii ay soo dhamaadeen kuraastii deegaan doorashadoodu ahayd Baladweyn.

Waxaa la rajaynaa in maalmaha soo socda lasoo gabagabeeyo ilaa 6kursi oo ku harsan Jowhar.

 

 

halka kursigii ay ku fadhisay AUN Xildhibaan Aamina doorashadiisa lagu qaban doono Jowhar sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan madaxtooyada Hirshabelle.

Ad
Previous articleGuddiga Doorashooyinka oo Sheegay Xalka Looga Gudbi karo Caqabadaha Taagan
Next articleRaysulwasaare Rooble oo Beesha Caalamka Shir degdeg ah isugu yeeray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here