Cali Guudlaawe ayaa lafilayaa in berri uu tago magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, taasoo ah riyadiisa ugu weyn tan iyo doorashadiisa, iyadoo dhinaca kale ay caawa Beladweyne ka bilaawdeen banaanbaxyo safarkiisa looga soo horjeedo.
Dhowr jeer oo hore ayuu baaqday safar uu Cali Guudlaawe ku tagi lahaa gobalka Hiiraan lamana oga sida uu ku suurto geli doono safarka la qorsheeyay Berri.
Safarkaan ayaa Kusoo adaaya Xili Jeneraal Xuud uu Ku Suganyahay Magaalada Muqdisho oo Uu wadahadal Kula Jiro Dowlada Federalka soomaaliya
Ad