Home Wararka Maanta C/rashiid Janan oo Muqdisho uga dhawaaqay inuu Musharax Xildhibaan

C/rashiid Janan oo Muqdisho uga dhawaaqay inuu Musharax Xildhibaan

0

Cabdirashiid Janan, Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland oo bila ka hor isku soo dhiibay Dowladda Soomaliya, ayaa goor dhow Waxa uu shir jaraa’id ku qabtay hoteelka Jazeera.

Janan, ayaa shaaciyay in uu yahay Musharax xildhibaan.

Kursiga uu u tartamaya Janan, Waxa uu yaalaa Magaalada Garba-haareey.

Cabdirashiid Janan, ayaa sheegay in uu deganaa guri ay dowladda leedahay oo ku dhawaa xarunta hay’adda NISA haddana uu degay guri kale oo ku yaala degmo kale.

Ad
Previous articleDhalinyarada Degmada Hobyo oo Eedeen u soo Jeediyay Maamulka (Sawiro)
Next articleKooxda Taalibaan oo La wareegay Madaxtooyada Afgaanistaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here