Home Wararka Maanta Britain oo xiri doonta isbitaalada ku meel gaarka ah bisha soo socota

Britain oo xiri doonta isbitaalada ku meel gaarka ah bisha soo socota

0

Laga bilaabo bisha soo socota waa inay dhammaataa Cisbitaalada ku meel gaadhka ah ee coronaha loo dhisay gudaha UK.

Looma baahna mar dambe.

Tani waa farriinta ka socota mas’uuliyiinta caafimaadka ee Ingiriiska, sida ay sheegtay BBC-da .

Kuwa ugu waaweyn, cisbitaalada ku meel gaadh ah ayaa la aasaasay gugii la soo dhaafay halkaas oo ay jirtay cabsi laga qabay in nidaamka daryeelka caafimaadka ee UK uu gabaabsi noqdo maadaama duufaankii ugu horreeyay ee corona uu ka jiray dalka oo dhan.

Ingiriiska sidoo kale wuxuu kamid ahaa wadamada ku yaala qaarada Yurub ee sida aadka ah uu ugu dhuftey aafada, taas oo galaafatey noloshooda ilaa 125,000 oo British ah.

Waqtiyadan dambe, si kastaba ha noqotee, Ingiriiska ayaa guul weyn ka gaadhay helitaanka tallaalka dadka, tirada cudurrada iyo dhimashaduna way sii yaraanayeen.

Ad
Previous articleDareen Xoogan oo ka dhashay Xisbiga SD oo diinta Islaamka Wax ka sheegay
Next articleDhageyso Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyadeeday geeridii ku timid Cali Mahdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here