Home Wararka Caalamka Booliska Sweden oo ka digay Khiyaano dhanka Internetka oo Cusub

Booliska Sweden oo ka digay Khiyaano dhanka Internetka oo Cusub

0

Booliska Dalka Sweden ayaa ka digay Khiyaano ka jirta dhanka Internetka gaar ahaan marka lasoo jabiyo Alaabada.

Dhoor Khiyaano ayuu booliska ka digay iyadoo ay ka midtahay Xayeysiiska oo Alaabo been abuur ah leesku soo mariyo.

Lotta Mauritzon oo Booliska u hadashey ayaa sheegtay in aad iska ilaalisaan Xayeysiiska Xad dhaafka ah.

Alaabada Qaar ayaa lagu sheegay in Boqolkiiba 50 la Raqiisiyay taasi oo ah Been abuur.

Xiliga Black Friday waa xili lasoo jabiyo Alaabo kala duwan lakin waxaa dhinac socda kuwa qaab Khiyaano ah uga faa’ideesta.

Ad
Previous articleMareykanka oo ka digay howlgalka dhulka ee Turkiga ka wado Suuriya
Next articleBankiga Adduunka oo Warbixin cusub ka soo saaray kororka dhaqaalaha Somalia ee 2021

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here