Home Wararka Caalamka Booliska oo nolosha Ku aasay Dad looga Shakiyay inay Lo Dhaceen

Booliska oo nolosha Ku aasay Dad looga Shakiyay inay Lo Dhaceen

0

Booliska Mozambique ayaa xiray 9 qof oo looga shakisan yahay inay jirdileen isla markaana ay nolosha ku aaseen toddobo qof oo looga shakisanaa inay kamid ahaayeen burcadda lo’da dhacda.

Wuxuu falkan ka dhacay degmada Manhiça,oo u dhaw caasimadda Mozambique ee Maputo.

Afhayeenka booliska gobolka Juarce Martins, ayaa xaqiijiyay ragga nolosha lagu aasay iyo dadka loo xiray dhacdadaas.

Wuxuu intaa ku daray in weli aan la aqoonsan dadka la dilay.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in saraakiisha dowladda ay booqdeen goobta si ay usoo qufaan meydadka dadkii nolosha lagu aasay.

 

 

Ad
Previous articleMareykanka dad ka badan 40 qof oo tahriibayaal ah oo Meydadkooda laga dhex helay Gaari
Next articleLaftagareen oo Kulan laqaatay Raysulwasaare Xamze Cabdi Bare maxay Kawada Hadleen?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here