Home Wararka Somaliya Boliiska Soomaaliya iyo Kuwa Dowlad Gobaledyada oo Lagu wareejiyay Goobaha Doorashada

Boliiska Soomaaliya iyo Kuwa Dowlad Gobaledyada oo Lagu wareejiyay Goobaha Doorashada

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay Qorshaha Amniga Doorashada, iyadoo ay sugi doonaan amniga ciidamada Booliska.

Guud ahaan amniga doorashada ayaa waxaa maamuli doona Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska AMISOM, waxaana dhammaantood ay hoos imanayaan ku Ra’iisul Wasaaraha.

Ad
Previous articleMaxkamada Ciidamada oo amartay in la soo qabto dadkii Galkacyo ku dilay Sheikh Cali dheere
Next articleKulan ciyaareed Lagu qabtay Magalada Galkacyo laguna xusayay Maalinta Qaxootiga Aduunka [sawiro]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here