Home Wararka Maanta Beesha Gaaljecel oo Baladweyne Ku Afduubatay Ganacsade kasoo Jeeda Galmudug

Beesha Gaaljecel oo Baladweyne Ku Afduubatay Ganacsade kasoo Jeeda Galmudug

0

Maleeshiyaad ku heyb ah Weriye Cabdalla Muumin ayaa goordhow xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Beladweyne ka Afduubtay nin ganacsada ah oo ku heyb ah saraakiil iyo madax katirsan dowladda oo la sheegay in ay ka dambeeyeen Xarigga Weriye Abdalla Muumin, oo dadka qaar ku tilmaameen Afduub.

Beesha Gaaljecel ayaa hore ugu hanjabtay in ay geysan doonaan Afduub, haddii aan lasoo deynin Weriye Abdalla Muumin oo lagala baxay Hotel Jazera Muqdisho.

Xariga Wariye Cabdalla muumon ayaa Lagu Eedeeyey inuu ka Danbeeyey Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Dowlada Soomaaliya Alcadaala Ganacsadahaan Caawa Baladweyne lagu Afduubtay ayaana Ku Hayb ah Wariye Alcadaala.

Ad
Previous articleDal ay maraan dadka u tahriibaya Maraykanka oo ay Ku Jiraan Soomaalida oo xuduudiisa gaynaya milateri
Next articleWAR DEG DEG AH:Dagaal ka Dhacay magaalada Muqdisho iyo Gudoomiye Degmo oo ku Dhaawacmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here