Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta doortay Shanta xubnood ee uga mid noqonaya Guddiga Dib u eegista Dastuurka.
Xubnaha la doortay ayaa kala ah, Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa ku soo baxay cododka ugu badan oo 124 cod.
Afarta Xildhibaan ee ku soo baxay doorashada ayaa kala Cali Xoosh, C/llaahi Carab, Mohamed Hassan Waliid iyo Mohamed Abdirahman Xeyle.
Ad