Home Wararka Somaliya Galmudug Baarlamaanka Galmudug oo Wisil u ansixiyay Degmo ahaan

Baarlamaanka Galmudug oo Wisil u ansixiyay Degmo ahaan

0

Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Maanta ansixiyay Degmada Wisil iyo baxdo inay ka mid noqdaan Degmooyinka galmudug kuwaas oo Dhawaan uu lagu Dhawaaqay Degmadanimadeeda.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa dhawaan horgeeyay Golaha Wasiirada Galmudug wayna ansixiyeen waxaana loo soo Gudbiyay Golaha Baarlamaanka Maanta ayayna dhankooda ansixiyeen

 

Ad
Previous articleWasiirka Maaliyada iyo Safiirka UK oo ka wada hadlay arima Muhiim ah
Next articleKenya oo Cabsi Xoogan Soo Wajahday Kadib Hanjabadii Alshabaab u Direen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here