Home Wararka Maanta Baarlamaanka Galmudug oo Wisil u ansixiyay Degmo ahaan

Baarlamaanka Galmudug oo Wisil u ansixiyay Degmo ahaan

0

Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Maanta ansixiyay Degmada Wisil iyo baxdo inay ka mid noqdaan Degmooyinka galmudug kuwaas oo Dhawaan uu lagu Dhawaaqay Degmadanimadeeda.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa dhawaan horgeeyay Golaha Wasiirada Galmudug wayna ansixiyeen waxaana loo soo Gudbiyay Golaha Baarlamaanka Maanta ayayna dhankooda ansixiyeen

 

Ad