Home Wararka Somaliya Galmudug Baarlamaanka Galmudug oo sameeynaya Muddo kororosi (Sawiro)

Baarlamaanka Galmudug oo sameeynaya Muddo kororosi (Sawiro)

0

Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa yeeshay Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana shir Gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nur Gacal Oo Ay Wehlinaysey Guddomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamanka Marwo Faadumo Cabdi Cali.

Ajandaha kulanka ayaa ahaa;
Qorshaha Dib u eegista Dastuurka Galmudug

Guddiga Dastuurkaa, dib u heshiisiinta & arrimaha gudaha ee Baarlamaanka ayaa soo jeediyay qorshe wax looga beddelayo Dastuurka Galmudug, dood iyo falanqeyn kadib, Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Galmudug ayaa go-aamiyay in berri 12 Sebtember la horgeeyo Qorshaha wax ka beddelka Dastuurka Golaha Guud ee Baarlamaanka Galmudug.

Ii

Ad
Previous articleWasiirka Maaliyada Soomaaliya oo kulan la qaatay Golaha dhaqalaha Qaranka
Next articleShirka Golaha Wadatashiga oo Goor dhaw ka furmay Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here