Home Wararka Caalamka Baanbax lagu Taageerayay Rooble oo is Horistaag lagu Sameeyey iyo Mucaaradka oo...

Baanbax lagu Taageerayay Rooble oo is Horistaag lagu Sameeyey iyo Mucaaradka oo si kulul uga Hadlay

0

Abdirahman Abdishakur iyo Fiqi ayaa Si cara leh uga Hadlay is Hor istaag ay Sheegeen in lahu Sameeyey Banaanbax lagu Tageerayay Raysul wasaare Roooble.

Abdirahmaan Abdishakur ayaa Sidaan yiri.

 

“Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii Farmaajo, ayaa waxaa hor istaagay Farxaan Qaroole iyo Kaniif. Raysalwasaaraha Rooble iyo Wasiirkiisa amniga waxaan ka codsanaynaa in ay dadka ka horwareejiyaan haraadiga kaligii takiska.”

Ad
Previous articleBeesha caalamka oo Farmaajo shir layeelanaaya Maantay
Next articleFarxaan Qaroole iyo Kaniif oo Hor istaagay Banaanbax ka dhan ahaa Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here