Home Wararka Maanta Farxaan Qaroole iyo Kaniif oo Hor istaagay Banaanbax ka dhan ahaa Farmaajo

Farxaan Qaroole iyo Kaniif oo Hor istaagay Banaanbax ka dhan ahaa Farmaajo

0

Banaanbax Looga Soo Horjeeday Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dhacay Muqdisho, waxaana Banaanbaxa uu ka dhacay Seebiyaano.

Waxaa ka qeyb galay Wasiirkii Hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Xubna kala duwan, waxaana Lagu Taageerayay Rooble.

Siyaasiga C/raxmaan C shakuur iyo Axmed Fiqi Ayaa ku Eedeeyay Farxaan Qaroole iyo Taliye Kaniif oo ah Taliye ku xigeenka Boliiska inay Hor istaageen.

Banaanbaxa ayaa istaagay waxaana Lagu Eedeeyay Boliiska inay Hor istaageen iyagoo u adeegaya Madaxweyne Farmaajo.

Ad
Previous articleBaanbax lagu Taageerayay Rooble oo is Horistaag lagu Sameeyey iyo Mucaaradka oo si kulul uga Hadlay
Next articleRaysulwasaare Rooble oo Qadka Telefoonka Kula Xariiray Xoghayaha arimaha Dibada Africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here