Home Wararka Maanta Beesha caalamka oo Farmaajo shir layeelanaaya Maantay

Beesha caalamka oo Farmaajo shir layeelanaaya Maantay

0

Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ ayaa goordhow la filayaa in wadahadal dhanka Zoomka la yeeshaan Madaxweyne Farmaajo, iyagoo kala hadlaya xiisadihii siyaasadeed ee u dambeeyay ee dalku galay maalmihii la soo dhaafay iyo sidii xiisadda loo dejin lahaa.

Beesha Caalamka ayaa taageeraya shirka Golaha Wadatasjiga Qaran ee lagu dardargelinayo doorashooyinka, laguna saxayo habraacyada doorashada.

Ad
Previous articleCazaam Cabdi Cilmi oo lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Faahfaahin Kasoo baxaysa Dilkiisa
Next articleBaanbax lagu Taageerayay Rooble oo is Horistaag lagu Sameeyey iyo Mucaaradka oo si kulul uga Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here