Home Wararka Somaliya Jubbaland Axmed Madoobe oo Magacaabay Laba Degmo Cusub oo Lagu Soo kordhiyay Jubaland...

Axmed Madoobe oo Magacaabay Laba Degmo Cusub oo Lagu Soo kordhiyay Jubaland Waa KUwee?

0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xeer Madaxweyne kusoo saaray labo degmo oo cusub oo lagu soo kordhiyay Jubaland kuwaas oo kala ah Dhoobley iyo Buurdhuubo oo ay horay usoo gudbiyeen golaha wasiirada kadibna ay ansixiyeen xildhibaanada golaha wakiilada.

Madaxweynaha ayaa faray dhammaan laamaha kala duwan ee Dowlada inay degmooyinkan cusub gaarsiiyaan adeegyada muhiimka ah taas oo ay ku jirto dhismaha golayaasha deegaanka si shacabku ay usoo doortaan dadkii matali lahaa.

Ad
Previous articleHanti dhowraha Guud ee Qaranka oo Amar dul-dhigay Wasiirada xilka ka degaya
Next articlelhaan Cumar oo jawaab aad loola yaabay siisay haweeney ku tilmaantay inay argagixisada taageerto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here