Home Wararka Somaliya Puntland Axmed Karaash oo markale oo wareegto Soo saaray

Axmed Karaash oo markale oo wareegto Soo saaray

0
Xeer Kusime Madaxweyne Lr 91, April 23, 2022 : kuna saabsan Cafis Maxaabiis bisha Ramadaan.
Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland.
Markaan Arkay:- Dastuurka dowladda Puntland Qodobkiisa 81-aad
Markaan Arkay:- Talo soo jeedinta Wasaaradda Caddaalada, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland iyo Talo bixinta Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Aadanaha ee Puntland.
Markaan Tix geliyey:- Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Munaasabadda Ciidul-Fidriga.
Waxaan Cafis u fidiyey Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 60 Maxbuus oo ku kala jira Xabsiyada kala duwan ee Puntland.
Ad
Previous articleKusimaha Madaxweynaha Puntland oo Maantay Magacaabis aan Horay loo arag Sameeyey
Next articleGudoomiye dhabancad oo Sheegay in Ciidamada dowladu Weerareen Wacadna Ku Maray inay….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here