AUN: Gudoomiyihii Degmada Af-barwaaqo oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Guddoomiyhii Dagmadda Afbawaaqo ee Gobalka Mudug marxuum Cabdulahi Jaamac Dhoorre ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Geerida Gudoomiyaha waxaa ka hadlay Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka.

” Waxaan ka tacsiyeynaa geeridda ku timid Marxuum Cabdulaahi Jaamac Dhoore Guddoomiyihii degmada Afbarwaaqo,
Naxariistii Janno Eebbe haka waraabiyo.
Ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo imaan ha innaga siiyo.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*