Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daahfuray Talaalka Covid19 (SAWIRO)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daahfuray Talaalka Covid19 (SAWIRO)

0

Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug Cali Ciid ayaq Maanta daah-furay wajiga 1-aad ee ololaha Talaalka Covid-19 oo La gaarsiiyay Galmudug.

Madaxweyne Cali Ciid oo qaatay Talaalka Ka Hortagaya Caabuqa Faafa ee Carona, ayaa Bulshada kula taliyay in ay qaataan Dawada Talaalka ah ee Carona.

Deegaanada Galmudug ayaa La gaarsiiyay Talaalka Caroona, waxaana Lagu talalaalayaa Macalimiinta, dadka da’da ah iyo Madaxda.

 

Soomaaliya ayaa dhawaan la keenay Talaalka Caroona waxaana inta badan Talalka qaatay Madaxda

Ad
Previous articleShirkii Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday
Next articleAUN: Gudoomiyihii Degmada Af-barwaaqo oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here