Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Alshabaabkii ugu Badnaa oo Maantay isasoo Dhiibay

Alshabaabkii ugu Badnaa oo Maantay isasoo Dhiibay

0

Hay,adda Nabad sugidda iyo Sirdonka Qaranka ee ka howlgasha Deegaanada maamulka KGS ayaa maanta Soo bandhigtay tira isa Soo dhiibayaal ah oo tirsanaa kooxda Khawaarijta.

Taliska nabad sugidda ee magalada baydhabo ayaa lagu Soo bandhigay maleshiyaadkan oo Tira ahaan gaaraya 10 Xubnood waxa ayna Khawaarijta u qaabilsanaayeen dhanka Jabhadaha iyo xisbada.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh iyo Qoor Qoor oo Gaaray xarardheere
Next articleXasan shiikh iyo Qoor Qoor oo Gaaray Degmada Ceeldheer ee Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here